Diwaangelinta codbixiyasha doorashada golaha Deegaanka Garowe oo la daah furay.

0
171

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa laga daah furay diwaangelinta codbixiyasha Golaha Deegaanka Degmada Garowe iyo Deegannada Hoos taga ee Gobolka Nugaal.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa