Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gobolka Soomaalida ee Woqooyi Bari ee Kenya ayaa waxaa ka socota diiwaangalinta qaadashada caymiska caafimaadka kadib markii wasaaradda caafimaadka ee Kenya ay isbaddal ku sameysay hannaanka caymiska.
Mas’uuliyiinta deegaannada Soomaalida ee Kenya ayaa wada wacyigelin iyo baaqyo dadka loogu sheegayo inay ka faa’iidaystaan adeegga caymiska cusub oo dabooli doona baahidooda caafimaad.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya