Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gar gaarka iyo Maareynta Jubbaland ayaa ka digay Robab laxaad leeh oo la sheegay in ay macquul tahay in ay di’i karaan Todobaadyada soo socda.
Roobabkan ayaa la Sheegay in ay ka dhalan karaan Dabeylo Duufaano wata kuwaasi oo khasaare xoog lee u geysan kara Dadka ku nool Jasiiradaha Deegaanada xeebaha Jiinka Wabiga Jubba.
Wasiir ku xigeenka oo xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta ayaa faray Dadka ku nool Jiinka Wabiga iyo Jasiiradaha in ay ka digtoonaadaan khatatahan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya