Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Munasabad lagu xusayey Maalinta Nabada Aduunka oo ay so qaban qaabisay Daladda Nabadda ee Dayax ee Magaalada Dhoobley ayaa ka qabsoontay Hoolka Shirarka ee Magaalada Dhoobley.
Sanad walba maanta oo kale ayaa guud ahaan Caalamka laga xusaa maalinta Nabadda Adduunka, taasi oo ay bulshadu diiradda ku saarto sida ay muhiimka u tahay in la wada ilaaliyo lana adkeeyo Nabadda, maadaama ay wax walba nabaddu Saldhig u tahay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixinta inooga diyaariyay