Dhoobley oo laga dhagax dhigay Iskuul loogu tala galay Carruurta Kamaamka Barakacayasha.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley waxaa laga dhagax dhigay Iskuul Waxbarsho oo loogu tala galay in ay wax ku bartaan Carruurta Dagan Kamaamka Barakacayasha Degmada Dhoobley.

Iskuulkan ayaa waxaa laga dhagax dhigay xaafada Danwadaag gaar ahaan waxaada midnimo waxaana herglintiisa iska kaa shaday hay’adda Save The Children iyo isbahaysiga Waxbarshada Aduunka.

Axmed Suldaan Shiine.ayaa kawaramaya