Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose ayaa waa yahan danbe waxaa laga daree mayaa sare kac ku yimid caanaha taasi oo sabab u noqotay in ay magaalada ku yaraadaan Caanihihii sida maalin laha ah loo heli jirey
Hadaba si aan arrintan wax badan uga ogaanno ayaannu la kulanay qaar kamid ah ganacsatada caanaha ee deegaanka, waxayna sheegeen in mudo ahba in xaaladani soo socotay, sababta ugu wayn ayay ku sheegeen caanihii oo qaali noqday, iyo dadkii reer guraaga ahaa oo magaalada ka fogaaday
Xamdi Sugow Lamaane ayaa Innooga diyaarisay Warbixibintan