Dhismaha Wajiga labaad Xarunta Xabsiga dhaxe Baydhabo Oo La dhagax dhigey

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabada Dhagax dhiga Wajiga labaad Ee Xabsiga dhexe Baydhabo ayaa waxaa goobjoog ahaa gudoomiyaha degmada baydhaba, taliyaha Asluubta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed, Agaasimaha waaxda Xabsiyada Wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka Koonfur galbeed Ibraahim Adan Cali Najah oo dhagax dhigey dhismaha Cusub ayaa si faah faahsan uga hadlay qeybaha Cusub oo lagu kordhinaayo Xabsiga iyo Muhiimada uu leeyahay asigoona sheegey in guud ahaanba la dhameystiri doona in Wax laga qabto baahiyaha ka jira xabsiga si looga adeego maxaabiista ku jirta xabsiga.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa