Dhismaha Wadooyinka Baydhabo oo Meel gaban gabo ah Maraya.

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii u danbeeyey Baydhabo waxaa ka socdey dhismaha wadooyin laami ah oo la saaraayey jidadka waaweyn ee dhexmara Magaalada.

Jidadkaan la saaraayo laamiyada ayaa waxaa ay muhiim u yihiin isku socodka Gaadiidka iyo dadweynaha Baydhabo kuwaasi oo markii hore wado la’aanta ka jirta Magaalada dhib ku qabay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa