Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Buur-Hakaba ayaa soo gaba gabeeyey dhismaha wadadii isku xiri lahayd Garoonka diyaaradaha iyo Magaalada Buur-Hakaba oo ay in mudo ah socotey dhismaheedi iyadoona muhiimada gaar ah u laheyd isku socodka Garoonka iyo diyaaradaha.
Waaxana uu Gudoomiyaha Degmada Buur-Hakaba Ibraahim Maxamed Ibraahim leysaamow leysaamow ayaa umahadceliyey siyaasiyiintii iyo dhamaan walalaha gacan ka geysatay intii uu socdey dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Asigoona husey dowrka ay bulshada ka qaateen.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa






