Dhismaha mashruuca biyo saarka ee Magaalada Kismayo oo maraya heerarka ugu dambeey.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo oo ay kasocdaan mashaariic horumarineed ayaa sidoo kale waxaa socda dhismaha mashuuca biyo saarka Magaalada kaasi oo aay Magaaladu baahi weyn u qabtay.

Waxa hirgalinta mashruuca biyo saarka magaalada door weyn ka qaadatay Dowlada hoose ee Magaalada Kismaayo kaasi oo maraya meel gabagabo ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya