Dhismaha Isbitaalka Carmo oo lagu bilaabay si isku tashi ah.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degmada Carmo ayaa si iskutashiya ku bilaabay dhismaha Hospitaalka Guud ee Magaalada Carmo.

Waxaa madasha lagu daahfuraay ka qeey bgalay Maamulka Degmada Carmo Odoyaal iyo Dhaqaatiirta Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa