Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degaanka Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug ayaa laga bilaabay dhismaha garoon diyaaradeed kaasi oo ay iska kaashanayaan bulshada deegaanka iyo dad qurba joog ah .
Ujeedka loo bilaabay dhismaha garoonkan diyaaradeed ayaa ah sidii bulshada ku nool Degaanka Afbarwaaqo ay u heli lahaayeen duullimaadyada ay u baahnaayeen.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya