Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Gaadiidka cirka iyo Dhulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Baakingka Diyaaradaha ee Garoonka Shaati-gaduud ee Magaalada Baydhabo kaasi oo loogu tala galay in lagu baakimo 15 diyaaradood, waxaana dhismahan loo qeybiyay labada dhinac ee garoonka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya