Dhaqaatirta Beydhabo oo ka hadlay Muhiimada Caafimaad ay leedahay Cunista Khudaarta Cagaaran.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isticimaalka Khudaarta ee qeyabaheeda kala duwan ayaa faa’idada ay leedahay ah mid aan inta badan ku buraarugsaneyn bulshada Soomaliyeed.

Qaar kamid ah dhaqaatiirta magaalada beydhabo ayaa kawarbixiyay Muhiimada Caafimaad ay leedahay Cunista Khudaarta Cagaaran.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa