Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqaatiirta Magaalada kismaayo ayaa sheegay in Haweenka uurka leh ay sahashadaan Daawooyinka kor Uqaada caafimaadka Hooyada uurka leh kuwaas oo aan qaadan Daawooyinka loogu talagalay, waxaana loogu baaqay Haweenka uurka leh inay ku xirmaan goobaha caafimaadka si loola socda xaaladahooda caafimaad.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa