Dhaqaatiirta Jowhar oo Ka Digay Halista Cudurka Cagaarshoowga.

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cagaarhowga waa cudur ku dhaca beerka oo laga qaado fayruska ,wuxuuna u qeybsamaa habitatis A,b iyo C waxaana lagu ogaadaa in la tago goobaha caafimaadka si loo baaro loona ogaado nooca cagaarshow uu qobo bukaanka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya