Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bisha barakeysan ee ramadaan ayaa inta badan waxaa dhacda in caruurta aysan helin cunooyiinkii wanaagsanaa ay heli jireen inta aysanin dhalinin bisha ramadaan.
Waxaa dhacda in caruurta la siiyo cuntooyiinka ka soo harta saxuurta oo quraac ahaan looga dhigo inkastoo ay jiraan waalidiin qaar oo ku baraarugsan ahmiyada ay leedahay in jadwalka maalinlaha lagu daro caruurta oo cunto tayeysan lasiiyo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa Warbixintan ku eegeysa