Dhaqaatiirta Dhoobley oo bulshada uga digay isticmaalka Tubaakada

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tubaakadu waa nooc ka mid ah maandooriyaha kuwooda ugu qatarta badan Sida ay Sheegeen Saynas-yahannada Caafimaadka wax-yeellana u geysata caafimaadka qofka taas oo dhinaca kalana isticmaalaha kala dagaalanta dhaqaalaha,Caafimaadka iyo Quruxda ilkaha.

Qaar kamid ah kamid ah Dhaqaatiirta ka howl gala Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay qatarta ay leedahay isticmaalka Tubaakada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya