Dhaqaatiirta Dhoobley oo bulshada uga digay isticmaalka Maandooriyaha.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadba sanadka ka dambeeya waxaa bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ku soo badanaya isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya oo saameyn ku yeelan kara nolosha qofka isticmaala iyo dadka ka agdhow.

Isticmaalka maandooriyasha nuucyoyadooda kala duwan ayaa dadka isticmaala u horseedi karta halisyo caafimaad oo kala duwan.

Hadaba qaar kamid ah dhaqaatiirta degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay halista caafimaad ee ka dhalan karto isticmaalka maandooriyaha iyagoona bulshada ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan Isticmaalka maandooriyaasha.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya