Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u qaadida nadaafada Deegaanka ayaa muhiim u ah bulshada si looga hor tago cudurada ka dhalan kara nadaafad darrada.
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo la hadlay Warbaahinta Sanguuni ayaa kawarbixiyay dhibaatada caafimaad ee ay bulshada u horseedi karto nadaafad darrada iyagoona bulshada uga baaqay in ay ku dadaalaan nadaafada si looga hortago cudurada ka dhalan kara.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya






