Dhaqaatiirta Deegaanka Dhoobley oo bulshada uga digay halista Cudurka Duumada.

0
273

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Duumadu ama maleriyada waa xanuun laga qaado qaninyada kaneecada, cudurkan duumada oo an kamid aheen cudurada taalalka leh aya waxa uu noqon kara mid aad uu halis ah hadi uu haleelo dadka.

Hababka ugu fican ee looga hortago duumada waa iyaado laga foogado qaniinyada kanecada iyo sido kale in laqato talooyinka caafimadka eey dhaqatiirtu bixiyaan

Cudurka duumadu wuxu ka midyahay cudurada la kale qaado, waxaana gudbisa kaneecada nooceeda dhedig (female Anopheles),Si cudurku u jiro waxaa loo baahanyahy in la helo kaneecadi gudbin lahayd, maadadi cudurka (Plasmodium) iyo qofki marti gelin lahaa.H

Hadaba qaar kamid ah bulshada ku nool magalada dhoobley oo an ku booqaney xarmaha caafimad ayaa intooda badan sheegay in ay ka cawanayan xanunka duumada.

Dhanka kale mid kamid ah dhaqaatiirta ka hawl gala xaruumaha caafimaad ee ku yaala deegaanka ayaa sharraxaad dheer ka bixiyay cudurka duumada iyo sida loo hortagi karo

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa