Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Maxamed Afrax Cismaan oo ku taqasusay cudurada ku dhaca maqaarka kana mid ah dhaqaatiirta ka howlgala Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka busbuska oo kamid ah cudurada faafa.
Cudurkan ayaa looga hortagaa ilaalinta nadaafadda iyo in si gaar ah loo xanaaneeyo qofka qaba si bulshada kale aanu ugu gudbin xanuunkan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya