Dhallinyaro ku nool Magaalada Baladweyne oo abuurtay fursado ganacsi.

0
106

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta agabka farsamada gacanta. FF- Maxamed Cali samow