Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay ganacsiyo yaryar oo nolosha reerkooda ku mareeyaan.

0
188

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro dhameeyay jaamacadaha isla markaana abuurtay fursado ganacsi si ay noloshooda u maareeyaan .

Dhallinyaradan ayaa iibiya dharka nuucyadiisa kala duwan waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya