Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaradan oo bartay xirfadda farsamada gacanta islamarkaana ka shaqeeya goobaha lagu sameeyo fadhiyada iyo jiifafka ayaa dhallinyarada kale ugu baaqay ineey ka joogaan tahriibka isla markaana ay bartaan xirfado ay ku shaqeeystaan.
Tahriibka Dhallinyarada Baladweyne ay ku aadaan dalalka kale ayaa waxaa ay kala kulmaan dhibaatooyin kala duwan oo isugu jira luminta dhaqaale ay ku abuura karaan fursado shaqo iyo ineey ku waayaan noloshooda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa