Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyarada waxbaratay ee ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa wado dadaallo lagu horumarinayo Waxbarashada ubadka ku nool Dhoobley iyo Deegaanada hoos yimaada si jahliga looga saaro islmarkaana ay u anfacaan naftooda iyo tan qoyskooda intaba.
Qaar kamid ah dhalinyarada waxbaratay ee ku nool Magaalada dhoobley oo aan wareysi la yeelanay ayaa Sheegay inay sameeyaan Olole Wacyigelin ah oo da’yarta waxbaraneysa ay ka wacyigaliyaan khatarta uu leeyahay jahliga islamarkaana ay fahmsiiyaan ahmiyadda waxbarashada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya