Dhalinyaro La Baray Adeegsiga Tiknoolajiyadda Oo Shahaado Lagu gudoonsiyay Hargeysa.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-280 Ardey oo ah Dufcadii Sedaxaad ee baratey Tiknoolajiyada ayaa xaflad shahaadooyin lagu gudoon siinaayey ayaa waxaa ka qeybgaley Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiisha ciidanka Maamulka Soomaaliland.

Tababarkan oo socdey mudo ayaa waxaa Ardeyda lagu barayey farmsamooyin la xiriira cilid bixinta Camerooyinka Amniga, ilaalinta Xogta Dolwada iyo sameyn qalb isgaarsiineed oo si gaar ah loo barey Ardey ka socotey dhanka Ciidanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya