Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulsho walibo oo adduunka ku nool waxay Leedahay Dhaqan u gaar ah Kaasoo Ka turjumaayo dadnimadooda,Waxaana uu U leeyahay ahmiyad gaar ah marka La joogo gudaha dalka.
Dadka Soomaliyeed Waxay Leeyihiin Dhaqamo Soo jireen Ah Kuwaasi oo Aan Dalal Badan oo Africaan ah kaga wanaagsanahay Hidaha iyo Dhaqanka, balse sanadihii dambe Waxaa jiray sida ay sheegeen dadka Taxliiliyo Sooyaalka dhaqanka Soomaalida in dhalinyaro badan ay horseedeen Dhaqan Guurka Taasoo loola Jeedo in dhalinyarada badi ay ka tageen Dhaqanka Soo jireenka ahaa ee Soomaalida sida uu qabo Axmed Maxamed Taqal oo ah Guddomiyaha golaha Dhalinyarada Gobolka Jubbada Hoose.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya