Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhalinyarada Dalkeena waa boqolkiba todobaatan iyo shan sidaas oo ay tahay ma helaan mudnaantii ay lahaayeen sida Waxbarashada,Caafimaadka,iyo shaqooyin kale ilaa burburkii Dowladii Dhaxe.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa soo jeedinaya warbixintan