Dhalinyarada waxbaratay ee Degmada Dhoobley oo ku baaqay in la tayeeyo Waxbarashada Degmada.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taniyo Buburkii Dalka waxbrashada aas-aasiga inteeda badan waxaa gacanta ku hayay Hay’addo Samafal ah iyo kuwo gaar loo leeyahay halka kaalinta Dowlada ayna ka marneen balse ay aad u koobneyd.

Qaar kamid ah Dhalinyarada waxbaratay ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa ku baaqay in la tayeeyo Waxbarashada Degmada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya