Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Looga Digay Halista ku duugan Malabka La isku Cayiliyo.

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Dhalinyarada Soomaliyeed waxay u bateen in ay isticimaalaan wax yaabaha laisu Cayiliyo o ay ka mid yihin malabka, Sharoobooyinka qaar iyo kuwa kaloo fara badan iyagoo aan wax fikrad ah aan ka heysan Saameynta Caafimaad daro ee ay u geysn karaan iyo waxyaabaha ay kala kulmi karaan.

Mid kamid ah Dhaqaatiirta ku nool Magaalada Beydhabo ayaa kawarbixiyay saameynta kala duwan ee lagala kulmi karo waxyaabaha laisku caliyo oo kamid yahay malabka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya