Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Khudaarta Dalkeena ka baxda waa mida ugu wanaagsan ee la isticmaalo wayna ka caafimaad badantahay khudrada la, inooga keeno dalka dibadiisa.
Magaalada dhoobley ee gobalka jubada hoose waxaa jiro dhalinyaro badan oo ka faa,ideysatay Shiiditaanka Khudaarta qaybaheeda kala duwan sida Cambaha,Babayga,Qaraha, Zeytuunka iyo Liinta waxayna u nooqotay shaqo abuur oo ay ka helaan nolol maalmeedkooda.
Hadaba qaar kamida ah dhalinyaradan oo lahadlay radio sanguuni ayaa Waxaa ay inoo warbixiyeen Muhiimada Cabitaanka dalka uu u leeyahay Bulshada iyo sidookale in iyagana ay u noqotay shaqo abuur ay nolashooda ku maarayn karaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan inooga diyaariyay