Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Maamulka Hirshabeelle ka Dalbaday in shaqo abuur loo sameeyo.

0
149

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka Mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa wajahaya xaalad shaqo yari ah kadib markii ay ka soo qalinjibiyen Jaamacadaha ku yaala dalka waxa ayna hatani Maamulka Hirshabeelle ay ka codsaden in shaqo abuur loo sameeyo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya