Dhalinyarada la imanaya hal abuurada Ganacsi oo ku soo badanaya Degmada Dhoobley.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa mudooyinkii udanbeeyay ku soobadanayay dhalinyarada la imanaya hal abuurada ganacsi ku waasi oo furanaya ganacsiyo iyaga ugaar ah.

Ganacsiga ayaa noqday mihnada ugu balaaran oo ay Soomalida gacanta ku heysay sanado badan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya