Dhalinyarada ku nol Magaalada Dhoobley ee aan helin fursado Waxbarasho ayaa bilaabay Barrashada farsamada Gacanta gaar ahaan hagaajinta Gawaadhida ee loo yaqaano makaanikada taasi oo waxbadan ka badashay noloshooda.
Aamina Axmed Aadan ayaa warbixintan inoo soo jeedinaysa.