Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Kaamka Danwadaag ee Deegaanka Dhoobley oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa maamulka Deegaanka iyo hay’adaha samafalka ka codsaday in shaqo abuur u sameeyaan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay