Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulsho waliba oo caalamka ku nool waxey leedahay dhaqamo u gaar ah kuwasoo ka turjumaayo dadanimadooda waxaana u uu leeyahay ahmiyad gaar ah marka la joogo guudaha dalkooda.
Dadka soomaliyeed waxa ay leeyahiin dhaqaamo sojireen ah kuwas oo dalal badan oo African ah kaga wanaagsan yihiin hidhaha iyo dhaqanka.
Balse sanadhiihi dambe waxa jirey sida ay sheegan dadka taxliiliya sooyaalka dhaqanka soomalida in dhalinyaro badan horseeden dhaqan guur tasoo sababtay in dhalinyarada badi ay ka tageen dhaqanka soojirenka ee soomalida siida uu qaab Liban Abdullahi Dhiblawe
Liibaan ayaa sheegay in ay jiraan qaar kamid ah soomaaliyeed dhalinyarada oo ay ka muuqato in ay la hestaan dhaqamo kaley balse muhiim tahay in la dhowraa dhaqanka.
Dhanka kale Abshir Axmed oo kamid ah dhalinyarada dhoobley aya isna qabo fikirka ah in dhalinyarada xiligan ay ka wanagsan yihiin kuwi hore islamarkaana dhaqankooda ku dabaqeen hormarka caalamka ee tagnoolagiyada horseeday
Dadka soomaliyed waxay leeyihiin sooyaal dhaqan oo aad u fog kaasi oo ay aad ugu tixgaliyaan wadamada dariska iyo kuwa caalamka wana muuhim in dhalinyarada soomaliyeed ay ilaaliyan dhaqankoodi soojirenka ahaa ee ah dhaxal awoowe.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa