Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada waa hormudka iyo ubaxa dalka, waxaa jiro dhalinyaro xirfado kala duwan leh xirafadahasi oo inta badan ay ku maareyaan noloshooda iyo tan qoysaskoodaba.
Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool Maglaalada dhoobley aya siyaabo kale duwan u shaqaysta .
dhalinyarada ku nool deegaanka dhoobley ee ku shaqeysta xirafda foornooyinka ayaa sameeyo waxyaabaha mac macaanka ah oo bulushada si weyn u isticmaasha sida buskud iyo rootiga nocyadooda kala duwan.
Qaar kamid ah dhalinyarada ka shaqeyo goobaha foornooyinka oo cod bahiiyaha sanguuni la hadaley aya kawarbixiyay caqabadaha aya la kulmaan xiliyada ay shaqadaasi kujiraan.
Naxwo Axmed kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay