Dhalinyarada ka shaqeeya kawanada lagu iibiyo hilibka ee Dhoobley oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah boqolkiiba 75 ayaana hadana inta badan aan helin shaqooyin ay ku dabaraan noloshooda xiliyada ay ka soo baxaan heerarka kala duwan ee Waxbarashada.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ka shaqeeya kawanada lagu iibiyo hilibka ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya