Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay sare uqaadista Tacabka Beeraha.

0
151

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa ay caan Ku tahay soo saarista Dalaga Nuucyadiisa kala duwan balse sidii loogu baahnaa uguma faa’iideystaan dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar waxana  soo wajahday Shaqo la’aan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya