Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In badan oo kamid ah dhalinyarada soomaaliyeed ayaa waxey isticmaalaan noocyada kala duwan ee mandooriyaha islamarkana dhibaato badan ku haya da’yar oo dunida dacaladeeda kunool.
Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay waxa sababa in dhalinyarada mandoriyaha isticmlaan iyagoo islamar ahaantaana dhalinyarada inteeda kale uga digay isticmaalka maandooriyaha.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya