Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqolkiiba todobaatan iyo shan dadka Soomaaliyeed waa dhalinyaro kuwaas oo ah xubin u muhiim ah bulshada waxaana dadka qaar ay sheegaan in dhalinyarada ay yihiin dadka ugu badan ee Looso adeegsaday colaadihii sokeeye ee dalkena kadhacay, Qaar kamid ah dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee gudaha dalka wax ku baratay oo ku sugan Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay dowrka ay dhalinyarada Soomaliyeed ku leeyihin nabadda iyo dib u hishiisiinta iyo dhibatada ay qabyalada ku reebtay Soomaalida.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaya