Dhalinyarada dhoobley oo bulshada degmada ugu baaqay horumarinta xaruumaha danta guud.

0
179

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashaaricyo hormarineed oo kala duwan ayaa mudooyinkii danbe ka socday degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose kuwaasi oo inta badan lagu hirgaliyay isku tashi bulsho.

Qaar kamid ah dhalinyarada degmada dhoobley oo la hadlay warbaahinta sanguuni ayaa bulshada ku nool magaalada dhoobley ugu baaqay in markasta ay u taagnaadaan ka qeyb qaadashada hormarrada ka socda degmada.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay