Dhalinyarada Degmada Beer-gadiid Oo Codsadey dhismaha Garoon Kubadda Cagta Lagu ciyaaro.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wefdi uu hogaaminaayay wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Ceynte ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Beer-gadiid ee gobolka Hiiraan, Fardowso Axmed Cabdi