Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Ganacsiga Magaalada Dhoobley ayaa waxaa Qayb laxaadle ka Qadanaya Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley waxana ay ku soo kodhiyeen fikrado Cusub oo aan horay uga jirin Dhoobley iyadoo Deeganku uu ku yaalo Goob Muhiim U ah isu socodka islamarkaana dhax dhaxaadiya Kenya Iyo Somaaliya Kuna yaala meel xuduud ah, Xasan maxamed Cabdullaahi ayaa Warbixintan inoogu eegaya