Sanadadii danbe waxa soo badanayey Dhalinyarada Soomaaliyeed ee la imanayay hal abuuro Ganacsi kuwaasi oo fikradahoodu ay shaqo abuur u noqtay dhalinyaro kale oo badan Cabdi Rashiid Aaden Khaliif waxa uu kamid yahay Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubadda Hoose waxa uu Deegaanka ka hir galiyay meherad lagu iibiyo mac macaanka nocyadiisa kala duwan.
Xasan Maxamed Cabdullahi Ayaa ka waramaya.