Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada waxbartay ee Ku dhaqan magaalada Dhoobley ayaa gabdhaha waxbarshada dhaxada uga taga ugu baaqay in ay waxabarashadoda sii waatan oo ayasan ka niyad jabin hamigooda waxabarsho
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa