Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley oo bulshada ugu baaqay in ay caawiyaan dadka danyarta ah.

0
170

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa bulshada ugu baaqay in ay caawiyaan dadka barakacayaasha ku ah Deegaanka iyo kuwa danyarta ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku egeysa.