Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xilli mudooyinkii ay soo hagaagaysan xaalada nabad galyo ee Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Dhalinyarada Degmada Caabudwaaq waxa ay sheegeen in kaalin kaqaataan sugida nabad galyada Degmadaas ayna ciidanka iyo waxgaradka kala shaqeeyaan sidii loo xooji lahaaa nabadgalyada.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya