Dhalinyarada Baydhabo Oo Ka hadlay Muhiimada isku xirnaanta.

0
185

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulada dhalinyarada gobolka Baay midka degmada Baydhabo sanadahaan waxey wadaan dadaalo ku aadan sidii loo horumarin lahaa dhalinyarada si loo helo dhalinyaro dhan weliba ka dhisan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa